Qaamuuska Asalka
digniin-kamadambeys-ah
(siyaa.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xagga qawaaniinta caalamiga, waa shuruudaha ugu dambeeya wada hadal, ku gacan seeriddiisuna ay keento joojin wada xaajoodka socday ama ku dhaqaaqid awood wax ku xallin.