Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

digaag

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

Shimbir aan duulin, la dhaqdo oo hilibkeeda iyo ukunteedaba la cuno; dooro; luki. ld diyaad, diyaaj.

Erayo la-mid ah

digaddigaggub¹ m.l Baabbi'inta wax la baabbi'iyo. ld digaggubid.digaggubWax ciribtirid.digaggubidld digaggub¹.digarrogashold digarrogad.digarrogoXero dhiriqowday ama si kale u xumaatay, xero kale oo u dhow…digashold digad.digaxaarQori xalleefsan oo xeraada xoolaha digeda looga guro.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms