Qaamuuska Asalka
dibkabe
(-bayaal, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(nax.) Lifaaq kagu dhejiyo sal magac ama fal dhammaadkiisa, yacnii dhiniciisa midig. Tus. “Dukaanle baa illinka furay”.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha