Erayo la-mid ah
dhukaanCudur ur qurmoon leh geela ku dhaca, neefka daaqa u diida oo…dhukaanqaadid (geel).dhukanWax dhego yaryar ahaansho (nafley).dhukanaanld dhukanaansho.dhukanaansho/dh ld dhukanaan.dhukayDhegdheg madow-xigeen ah oo dhegta gudaheeda sare qanjirradu…dhukayoDhukay iska bixin.dhukuboQiimaha iyo anfaca.

