Qaamuuska Asalka
dhufaan
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. (-nno, m.dh) Dh. ah: neef xoolo ah la xiniinya baxshay. 2. ld dhufaanid.
Erayo la-mid ah
dhufaananWax la dhufaanay noqosho.dhufaananWax la dhufaanay ahaansho.dhufaanidld dhufaan¹ (2).dhufaannaanld dhufaannaansho.dhufaannaansho/dh ld dhufaannaan.dhufaysHog dhulka laga jeexo oo askaruhu waqtiga dagaalka xabbadda …dhufo/mg3 (-ftay, -fatay) ld dhifo.dhufsane1. (xis.) Tiro ama tibaax la mid ah taranka tiro ama tibaax …

