Qaamuuska Asalka
dhillisnaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld dhiliq-sanaan, dhiliqsanaansho, dhillisnaansho.
Erayo la-mid ah
dhil1. Qolofta kore ka qaadid (miro iwm). 2. Diriqa ka bixin (ca…dhilan1. Miro qoloftii iyo diirkii laga qaaday ahaansho. 2. Diriqi…dhilan1. Miro qoloftii iyo diirkii laga qaaday noqosho. 2. Diriqii…dhilashold dhilad.dhildhilWax finjilid.dhildhilanWax la dhildhilay noqosho.dhilifMara yar oo calal ah; duug.dhililisMindi aan daab lahayn.

