Qaamuuska Asalka
dhifad
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Si kedis ah oo xoog badan wax u jiidid. 2. ld dhifasho. ld dhufad.
Erayo la-mid ah
dhif1. Nabsi. 2. Dh. ah: wax aan badanaa la arag ama la helin.dhifashold dhifad, dhufad, dhufasho.dhifnimoDhif ahaansho.dhifo/mg3 (-ftay, -fatay) 1. (f.g) Si xoog iyo dhaqso leh wax u jā¦dhifsashold dhifsad, dhiftin, dhufsad, dhufsasho, dhuftin.dhifsoSi xoog iyo dhaqso leh wax u jiidasho. ld dhufso.dhiftinGuntinta xarigga in yar oo ka soo taagan oo la jiido marka lā¦
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
