Qaamuuska Asalka
dhammaag
(bot.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Geed gaab aan qodax lahayn, leh, laamo dhuudhuuban, caleemo yaryar iyo miro macaan oo la cuno, kana mid ah dhirta daawada leh.
Erayo la-mid ah
dham'id'². ld dala'¹, dal'id, dhama'¹.dhama'1. Dayow ka dhasha gaajo iyo harraad. 2. ld dham'id. ld dala…dhama'Gaajo iyo harraad la dayoobid. ld dala'².dhamaajeeBarar dhacaan dhamaajo marin. ld dhammajee, dhamoojee, dhamo…dhamaajeynld dhammaajeyn, dhamoojeyn, dhamoo-qeyn.dhamaajoGeed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo.…dhamac/dh 1. Dhuxul qaxantay oo waaweyn. 2. Derin aan casaan lahay…dhamacasoBalagga digirta marka uu miro la cuni karo yeesho.

