Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhama'

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dayow ka dhasha gaajo iyo harraad. 2. ld dham'id. ld dala'¹.

Erayo la-mid ah

dham'id'². ld dala'¹, dal'id, dhama'¹.dhamaajeeBarar dhacaan dhamaajo marin. ld dhammajee, dhamoojee, dhamo…dhamaajeynld dhammaajeyn, dhamoojeyn, dhamoo-qeyn.dhamaajoGeed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo.…dhamac/dh 1. Dhuxul qaxantay oo waaweyn. 2. Derin aan casaan lahay…dhamacasoBalagga digirta marka uu miro la cuni karo yeesho.dhamal/dh (-llo, m.dh) Jirrid weyn, qallalan oo la shito.dhamasUl weyn, culus, adag oo aan qornayn.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms