Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

degsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

1. Xamuul wax dhulka la dhigay ahaansho. 2. Qorshe, nidaam iwm wax la dhammaystiray ahaansho.

Erayo la-mid ah

degsaarD. ah: wax garabka lagu qaadi karo.degsanaanld degsanaansho.degsanaansho/dh ld degsanaan.degsiimoMeel la degganyahay. ld degmo (3).degso1. Wax meel kore saaran hoos uga qaadasho. 2. Sharci, xeer, …
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms