Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

deddatir

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhaxantir. 2. Gargaar deg-deg ah oo loo fidiyo qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey; dhibiibtir. ld deddatirid.

Erayo la-mid ah

deddanaansho/dh ld daddanan.deddatiridld deddatir¹.deddegsanaansho/dh ld degdegsanaan.deddoQabow aad ah oo dhaxan badan leh. ld daddo.deddooQabow aad ah oo dhaxan badan leh. ld daddoo.deddoobidld daddoobid.deddoodld daddood.deddowWax deddo hayso noqosho. ld daddow.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms