Qaamuuska Asalka
debec
(-bcay, -becday; -bci)Falmg1
Macnaha
1. Xarig, guntin iwm wax giigsanaantii ka ba'day noqosho. 2. U d.: wax u dhega nuglaan. ld dabac², debac².
Erayo la-mid ah
debecla'aan1. Debciddarro. 2. (fk) Si isdabaraac u ah.debecsamidld dabacsamid, debacsamid.debecsanXarig, guntin iwm oo giigsanaan wax debcay noqosho. ld dabac…debecsanXarig, guntin iwm oo giigsanaa wax debcay ahaansho. ld dabac…debecsanaanld dabacsanaan, dabacsanaansho, debacsanaan, debacsandebecsanaansho/dh eeg debecsanow. ld debecsanaan.debecsanowWax debacsan noqosho. ld dabacsanow, debacsanow.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
