Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dawlad-dastuuri-ah

(-do ..., m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(siyaa.) Dawlad ku xaddeysan, una hogaansan dastuurka.

Erayo la-mid ah

dawlad1. Dal, dad ku noolyahay, leh calan iyo xuduud caalamku u aq…dawladnimoDawlad ahaansho. ld dowladnimo.dawliilMuuqaal koraad.dawlisgoys/dh (-syo, m.dh) Calaamadaha sarriinka ah oo jiidista dawlis…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms