Qaamuuska Asalka
darwiish
(-raawish, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Mid ka mid ah ciidankii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee u dagaallami jirey xornimada Soomaaliyeed.