Qaamuuska Asalka
daruur-hoose
(-ro .., m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(c.cimi) Nooc daruur hoose ah oo ka kooban lakab iskumid ah, oo la moodo dhado dhulka kor uga kacday.
Erayo la-mid ah
daruur1. Tolmo kabaha, lammooyinka iwm sarjiyada looga tolo si loo…daruurCaad biyo xambaarsan oo cirka iyo dhulka dhexdooda heehaaba.daruur(fiis.) Dhibco yaryar oo biyo ah oo ka samaysmay uumi-bax bi…daruur-buureed(c.cimi.) Daruur ka samaysanta dhinaca dugaalka ah ee buurta…daruur4Kabo, laammo iwm sarjiyadooda tolmo lagu qurxinayo u yeelid.daruuranWax daruur leh ahaansho.daruurashold daruurad.daruurayso1. Cir, daruur yeelasho. 2. Meel naq leh u guurid. 3. Kabo, …

