Qaamuuska Asalka
daris
(-syo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Caws adag oo gaaban oo ka baxa meelaha qoyaanka joogtada ah leh, ris; guxud. 2. Ceel biyo badan oo mar kasta buuxa. 3. ld darid.
Erayo la-mid ah
daribHilibka geela intiisa baruurta leh. ld darab² (2).daridld daris.dariiq1. Waddo yar oo dadka iyo xooluhu qaadaan. 2. Bayd faal oo a…dariiqoJameeco wadaaddo ah, leh maamul, digri iyo ducooyin u gaar a…dariirLaf hilib ka dhammayn.dariiranLaf, wax la dariiray ahaansho.dariirnaanld dariirnaansho.dariirnaansho/dh ld dariirnaan.

