Qaamuuska Asalka
dansheego
(-gtay, -gatay)Falmg3
Macnaha
U d.: qof muraad uu leeyahay qof u sheegasho.
Erayo la-mid ah
dansanDab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan.dansanaanld dansanaan-sho, densanaan, densanaan-sho.dansanaansho/dh ld dansanaan.danseegWax aan faa'ido lahayn ee qof waqti ku dhaafo. ld danseegid.danseegQof, wax aan faa'ido lahayn waqti ku lumin.danseegidld danseeg¹.danseejiQof, waqtiga uga lumin waxaan faa'iido u lahayn.danseejinld danseejis.

