Qaamuuska Asalka

danee

(-neeyay, -naysay)
Falg2

1. Caano la lulayo biyo yar ku darid. 2. Wax tixgelin dheeraad ah siin.