Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daliig

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Jilcinta lagu sameeyo caw, maqaar iwm iyadoo qalab gaar ah la adeegsanayo. 2. Daaweynta muruq jirran iyadoo faraha la adeegsanayo. ld daliigid.

Erayo la-mid ah

daliigidld daliig¹.daliigtinSummad jiitin ah oo ariga daanka looga dhigo.daliilD. ah: qof dullinimo ka muuqato.daliil/dh (-llo, m.dh/-lo, m.l) Markhaati cad oo wax xaqiiqnimadii…daliiliWax xaqiiqadooda sheegid.daliilnimoDaliil ahaansho (qof).daliiq1. Caw, maqaar iwm kala jeexid. 2. Ka d.: qof dhar, darajo i…daliiqanWax la daliiqay ahaansho.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms