Qaamuuska Asalka
daldalooli
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax daloollo badan yeelid. ld dulduleeli.
Erayo la-mid ah
daldaalyeeCid, daldaalyo badid (qof).daldaalyoIsbeddel xun oo cid ku dhaca.daldal1. Alaab iwm meel ka gurid iyadoo hadba in la qaadayo. 2. Wa…daldalaadąldalid.daldalanD./iska d.: hadal badan oo aan macno lahayn ku hadlid.daldalanHadal badan oo aan nuxur lahayn.daldalidld daldal¹.daldalnaanąldalan. ld daldalnaansho, deldelnaan, deldelnaansho.

