Qaamuuska Asalka
daaddah
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Eray carruurta yaryar lagu yiraahdo kolka gacnaha la hayo oo socodka la barayo.
Erayo la-mid ah
daad1. Biyo xoog leh oo faafa oo ka yimaadda roob da'ay ama webi…daadBiyo badan oo ka yimid roob da'ay ama webi fatahay faafid.daad(juqr.) Biyo si kedis ah oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar a…daadashold daadad.daaddeg(juqr.) Qayb ka mid ah webiga oo socoshada biyaheedu ay ka d…daaddegKa d.: meel taag ah hoos uga dhaadhicid.daaddegMeel taag ah gollaheeda.daaddihi1. Ilmo yar socod barid. 2. Wax si tartiib ah u wadid.

