Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daacuun

MagacLafdheeri

Macnaha

Cudur calooleed aad halis u ah, dhaqso u faafa oo leh shuban badan oo biyo ah. ld daacuun-calooleed, daacuuncaloolo.

Erayo la-mid ah

daacQabatoon; macaluul; diihaal.daac/mg1 (-cay, -cday) 1. (f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dha…daacadQof niyad samida ama mukhlisnimada uu muujinayo ay ka dhabta…daacadnimoDaacad ahaansho.daacadxumoDaacadnimo la'aan.daacaqurmidld dacwashiirid.daacaqurunDaaco ur qurmoon oo ka timaadda calool cunto kala duwan qaad…daacaqurunQof, cunto uu cunay ku bukooday oo naqas qurmoon bixinaya no…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms