Qaamuuska Asalka
daabbad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Neef xoolo ah oo la rarto ama la fuulo. 2. Nafley weyn oo la rumeysanyahay inay badda ku jirto, balse aan weligeed la arag.
Erayo la-mid ah
daabQalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bā¦daabQori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta,ā¦daab1. Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambarā¦daabac1. Duub dun ah oo maryaha lagu xardho. 2. Dhar dun lagu xardā¦daabac1. Xarar ku qurxin dhar iyadoo la adeegsanayo dun midabyo leā¦daabacaad1. Gelinta qoraal madbacad la geliyo. 2. Qoraal inta hal marā¦daabacan1. Maro, wax dabac lagu qurxiyay ahaansho. 2. Qoraal, wax laā¦daabacnaanld daabacnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
