Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daa'in

MagacLafdheeri

Macnaha

Sifo Eebbe oo tilmaamayso suulid la'aantiisa. ld daayin¹.

Erayo la-mid ah

daa'imiFal samayntiisa joogtayn. ld daayimi.daa'imid'in. ld daayimid.daa'imin'imi. ld daa'imis, daayimin, daayimis.daa'imis'imin.daa'imoIlmo yar oo aabbihiis dhintay; agoon.daa'iroAyaan cidiba mar hesho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms