Qaamuuska Asalka

cusub

(-sbaa, -sbayd; cuscusub)
Falmg4

1. Wax aan weli la isticmaalin ahaansho. 2. Wax jiritaankiisa markaa ugu horreyso ahaansho. 3. Cir, wax roob laga filayo ahaansho.