Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

curuuq

MagacDhexdhexaadUrursi

Macnaha

Xididdada yaryar ee dhiigga qaada.

Erayo la-mid ah

curubDoog aad u jilicsan.curuf1. Dhib; shiddo. 2. ld curfi.curunXirmo xaskul, caws, mayrax iwm. ah.curuq1. Laab ama guntin yar oo gala wax la tolayo. 2. Xanuun yar …curuq1. Shay la tolay ama la falkiyey guntiin yeelasho. 2. Kaddib…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms