Qaamuuska Asalka

cune

(-nayaal, m.dh)
MagacLafdheeri

1. Dhuunta cunnadu marto oo isku xirta afka iyo caloosha xaggeeda sare. 2. Wax cuna; cunaa.