Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cumuri

(-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Maro dhuuban oo bul iyo xiddaayad leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld cumeyri.

Erayo la-mid ah

cumuqcumuqHadal diidmo aan caddayni ku jirto.cumuqcumuqleeHadal diidmo aan caddayni ku jirto dhihid. ld cumuqcumuqleh.cumuqcumuqleyncumuqlee.cumurC. ah: dhir aad isugu dhow oo aan la dhex mari karin; jiq. l…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms