Qaamuuska Asalka
culus
(-uslaa, -uslayd)Falmg4
Macnaha
1. Wax miisaan weyn leh ahaansho. 2. Arrin muhiim ah ahaansho. 3. Arrin xalkeedu adagyahay ahaansho.