Qaamuuska Asalka
cuf
(-faf, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Inta walaxdu ka koobantahay maaddadeeda. 2. ld cub 1 (1).
Erayo la-mid ah
cuf-hawo(c.cimi.) Hawo isku dabeecad ah oo ku gadaaman dhul door ah …cuf-isjiidadIsa soo jiidashada ka dhexeysa laba walax kasta oo jira.cuf-isjiidadIfafaalaha la xiriira xoogga soo jiidashada dhulku uu ku hay…cufaysancufaysmid m.dh ld gufeysmid.cufaysnaansho/dh ld gufeysnaan.cufnaanLayiignimo; cumur.cufnaan-hoorbeeg(fiis.) Qalab lagu cabbiro cufnaanta ama cufnaanta u eegan e…cufnaan-u-eeganSummad: d. Cufnaanta walax oo loo qaybshay cufnaanta biyaha.…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
