Qaamuuska Asalka
cub
MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf. 2. “C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug¹.
Erayo la-mid ah
cuban1. Wax la cubay ahaansho. 2. Qof ciyaar loo xulay ahaansho. …cuban1. Dalool wax la cubay ahaansho. 2. Wax neeftu ku xirantay n…cubashold cugasho.cubbaanC. ah: qof hanti badan leh.cubbaannimoCubbaan ahaansho.cubcub1. Maqaar dhal xoolaad, dhisan caws ka buuxo, leh qaabkii il…cubcubMaqaar xoolaad, dhisan caws ka buuxin. ld cucub².cubcubanMaqaar dhal xoolaad, wax la cucubay ahaansho. ld cucuban.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
