Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

coorcoor

MagacLafdheeri

Macnaha

Jactad ku dhaca jirka nafleyda oo uu keeno qabow ama jirro.

Erayo la-mid ah

cooraafQof aad u dabeecad xun.cooraafnimoCooraaf ahaansho.coorcoorsanWax coorcoor yeeshay ahaansho (jir nafley).coorcoorsanaanld coorcoorsanaansho.coorcoorsanaansho/dh ld coorcoorsanaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms