Qaamuuska Asalka
coon
(-nan, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Nin gaaban oo aan da'diisu ka muuqan. 2. Dab, webi, bad iwm agtooda. Tus. “Dabka c.kiisa”: dabka agtiisa.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha