Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

coobbe

(-bayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Cunaha awrka ee buufsima marka gulguloonayo.

Erayo la-mid ah

coobbakariAwr iwm coobbada aad buurid.coobbeeCune buurid (awr).coobilC. ah: orgi si dhaqsa ah aan u dareemin astamaha orgoodka ri…coobilnimoCoobil ahaansho.coobirNin fil weyn oo xoog leh.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

Β© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms