Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caymi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Wax dhibaato ama halis ka nabadgelin. 2. Aawr la rarayo, cayn ku giijin. 3. Hanti caymis ka diiwaangelin.

Erayo la-mid ah

caymashold caymad.cayminld caymis (2).caymis1. Shirkad lacag ka qaadda ciddii ay heshiis la gasha oo u m…caymo1. In ka samatabaxday hanti burbur ku dhacay. 2. Kaalmo aan …caymo1. Wax halis ka samatabixid. 2. Xoolo lumay ama la dhacay in…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms