Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

carjaw

(-wyo, m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(c.nafl.) Cad yar oo aan hilib iyo laf midna ahayn, nadoocma oo lafaha isku xirta.

Erayo la-mid ah

carjab1. C. ah: maro urtii cusaybku ka ba'ay. 2. ld carjabid.carjabMaro, urtii cusaybka ka bi'id.carjabidld carjab¹ (2).carjebi1. Dhar cusayb ka bi'in. 2. Weel la culay carka ka bi'in.carjebinld carjebis.carjoCambuul.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms