Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caqliyayso

(-stay, -satay)
Falmg3

Macnaha

1. Ilmo, wax garaadkiisu kordhay noqosho. 2. Qof fal xun oo uu sameyn jirey ka waantoobid. 3. Qof bisil oo waaya-arag ah noqosho. ld caqliso.

Erayo la-mid ah

caqliAwood binu'aadanka u gaar ah oo ay wax ku kala gartaan; gara…caqliceliU c.: cid waxay samayn lahayd ka waanin.caqliggaab/dh (caqliggaab, m.dh) Qof aan caqli badan lahayn.caqlileyHaween caqli badan leh.caqlillaaweNin aan caqli fiican lahayn.caqlilowNin caqli badan leh.caqliyadRa'yi.caqliyariNacasnimo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms