Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

calwi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Biyo, calow ka dhigid.

Erayo la-mid ah

calwasaad1. Hadal qof hurdayo uu ku hadlo; qarow. 2. ld calwasaadid.calwasaad(daaw.) Xaalad muddo gaaban ee maskaxda shaqadeedu isku qasa…calwasaadQof hurdaya hadlid. ld carwasaad².calwasaadidld calwasaad¹ (2), carwasaad¹, carwasaadid.calwisWadaan aad u weyn.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms