Qaamuuska Asalka
callaal
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Kiish yar oo caw ka samaysan oo hilibka, timirta iwm lagu rito. 2. In yar oo raashiin ah oo xayawaanka lagu dabo. 3. Deeq yar oo qof hawl qabtay la siiyo.4. Alaab yar oo meel loo wado. 5. ld callaalid. ld calaal¹.
Erayo la-mid ah
callaalashold calaalad, calaalasho, callaalad.callaalidld calaal¹, calaalid, callaal¹ (4).callaaloAlaabo yar gaadiid saarasho. ld calaalo.callaq1. Wax meel ka laalaadin. 2. Wax jaho ku aaddin.callaqanWax la callaqay noqosho.callaqanWax la callaqay ahaansho.callaqidld callaq¹.callaqnaanld callaqnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
