Qaamuuska Asalka
caleen
(-eemo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Geedka qeybtiisa laamaha ka baxda ee u sameysa cuntada. 2. Caleenta geedka shaaha.
Erayo la-mid ah
caleemasaarU boqridda cid loo boqro in ay bulsho madax u noqoto. ld cal…caleemasaarQof in uu bulsho madax u noqdo u boqrid. ld caleensaar².caleemasaaridld caleemasaar¹, caleensaar¹, caleensaarid.caleemaysashold caleemaysad.caleemaysoGeed caleen yeelasho.caleen-iskudhisan(bot.) Caleenta iskudhisani waxay leedahay baabaca caleen u …caleendhacsadeGeedka lumiya ama ay ka hoobtaan caleemaha xilliyada qaarkoo…caleendhacsashold caleendhacsad, caleendhaacsi.

