Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cagajiid

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Socod aayar ah oo wahsi ku jiro. 2. C. ah: si aan caddaan ahayn u diidid wax loo diray. 3. ld cagajiidid. ld ciddijiid¹.

Erayo la-mid ah

cagaagdareemid.cagaag1. Wax sida dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka ka…cagaaganWax aan kabo haysan ahaansho.cagaagidld cagaag¹ (4).cagaagnaanld cagaagnaansho.cagaagnaansho/dh ld cagaagnaan.cagaagsanWax cagaag hayo ahaansho.cagaagsanaanld cagaagsanaansho.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms