Qaamuuska Asalka
cagaariye
(-yayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Walaxda mas'uulka ka ah midabka cagaaran ee dhirta badidoodu leedahay, molikiyuulka cagaariyuhu waa xudunta ugu muhimsan ee nuugista ilayska marka la eegayo falgallada ilayska ee footoosintasiska.

