Qaamuuska Asalka
cag
(-go, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Canqawga inta ka hooseysa ee lugta dadka ama nafleyda qaarkeed. 2. (fk) C.ta/c.aha: imminka; hadda.
Erayo la-mid ah
cag-adaygDhul aan la budlin oo ciiddiisu adagtahay.cag-qoolaabanQaabdarro cageed oo lagu dhasho saameyn kartana hal cag ama …cagaag1. Wax sida dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka ka…cagaagdareemid.cagaaganWax aan kabo haysan ahaansho.cagaagidld cagaag¹ (4).cagaagnaanld cagaagnaansho.cagaagnaansho/dh ld cagaagnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
