Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cadh

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhibco-dhibcaha ka soo horreeya daruur markaas di'id bilaabaysa.

Erayo la-mid ah

cadhee1. Cadho ku daarasho. 2. Dhaliicayn.cadhoCudur nabarro iyo cuncun badan oo lays qaadsiyo.cadhoCaallir maqaarka oo uu keeno “sarcoptes scabiei”. Cadhadu wa…cadhowWax cadho ku dhacday noqosho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms