Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caawin

(-imay/-inay, -intay; -imi/-ini)
Falg1

Macnaha

Cid kaalmo ama taageero u fidin. caawinaad m.dh ld caawino.

Erayo la-mid ah

caawa m.dh.fk 1. Maalinta la joogo habeenka ku soo fool leh. 2. …caawi/2 (-iyay, -iday/-isay;-iyi) Cid kaalmo ama taageero u fidin…caawinidld caawimid, cawimid, cawinid.caawinoDeeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan. ld caawimaad, ca…caawiyidld caawin, caawis, cawin¹, cawis, cawiyid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms