Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caashaq

MagacLafdheeri

Macnaha

1. ld cishqi. Kalgacal qoto dheer oo aadanaha labkiisa iyo dheddigiisa dhex mara; jacayl. 2. ld caashaqid.

Erayo la-mid ah

caashacarrabdheerQaansarroobaad; jeegaan.caashaqanKu c.: markab, baabuur, xolo iwm meel lagu caashaqay ahaansh…caashaqidld caashaq¹ (2).caashaqnaancaashaqan. ld cashaqnaansho.caashaqnaansho/dh ld caashaqnaan.caashaqoKu c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel ku abbaarasho.caashaqsanQof, wax caashaq hayo ahaansho.caashaqsanaanld caashaqsanaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms