Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caalin

(culimmo/culummo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qof aqoon badan u leh cilmiga. 2. Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon sare u leh.

Erayo la-mid ah

caalCudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan…caalLo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.caalHarag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka l…caalami1. C. ah: wax caalamka oo dhan ka dhexeeya ama wada yaqaan. …caalaminnimoCaalami ahaansho.caalanDunida iyo waxa ku nool oo dhan. ld caalam.caalgabKa c.: Karti iyo awood wax lagu qabto waayid.caalhel1. U c.: arrin xal u helid. 2. Ka c.: cid arrin yeelsiin.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms