Qaamuuska Asalka

buug

(buug, m.dh/-aag/-ag, m.l)
MagacLafdheeri

1. Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, garbad leh oo suugaan amaa saynis ku qoranyahay. 2. Tiro warqado ah, dhan isaga xiran garbad leh oo aan wax ku qorneyn.