Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

burcad

MagacLafdheeri

Macnaha

Subagga caanaha la lulay laga soo saaro inta aan weli la shiilin. ld bocor¹ (1).

Erayo la-mid ah

burcadnimoBurcad ahaansho.burcaydJaad ka mid ah libaax badeedka waaweyn. ld bircayd.burciidIn yar oo carro ah oo is haysta.burciidMeel bannaan oo ciid jilicsan leh.burcoMeel bannaan, dhulkaa intiisa kale in yar ka sarreysa oo cii…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms