Qaamuuska Asalka
buntuq
(banaadiiq/banatiiq/-qyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Hub fudud, leh dhuun xabbaduhu maraan oo ilaa ilqabato wax ka dila. ld bunduq, dumbuq.